HomeGALMUDUGNEWS Xogta Khasaaraha Culus Ee Ka Dhashay Dagaalka Ka Dhacay Gobolka Mudug

NEWS Xogta Khasaaraha Culus Ee Ka Dhashay Dagaalka Ka Dhacay Gobolka Mudug

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal qaraari shalay ka dhacay meel Deegaan ahaan u dhaxaysa Wisil iyo degaanka Shabeellow oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka ah

Dagaalka ayaa dhexmaray Ciidamada deegaanka iyo kuwa alshabaab Dagaalkan ayaa sida dadka goob jooga ku waramay idaacadaha u sheegay dagaalkani ku dhinteen, ilaa Dad gaaraya Tobonaan qof oo .

Dhinacyada kala duwan ee ku dagaalamay, sidoo kale waxaa jira Dhaawacyo 30 meeyo ku u dhaafaya.
Sidookale Dadka Dhintay ayaa ku jira Saraakiil Deegaan ahaan u Dhashay Magaalada Galkacayo.

Dagaalkaan ayaa la sheegay sida uu dhacay oo ahayd kolkii ciidamada Dawlada iyo Kuwa Deegaanka ay u socdaan sidii ay u helaan khad taleefan ama anteeno kolkaas ay Maleeshiyaad Alshabaab ah jidka u galeen Goobtaasina uu Dagaal qaraar ku dhexmaray ciidamada Dawlada iyo kuwa Deegaanka oo garab wada ah iyo Alshabaab

RELATED ARTICLES

News in English

Somalia Country |Exploring the Rich Culture and History of Somalia

Introduction Somalia CountryGeographical and Historical OverviewCulture and TraditionsEconomy and TradeConclusion Introduction Somalia Country Somalia Country, a land of captivating beauty and a storied history, beckons the...
- Advertisment -spot_img
- Advertisment -spot_img

Xulka Allbanaadir

Somalia: The Horn of Africa’s Enigmatic Nation

The Somali peninsula, often referred to as the "Horn of Africa," is home to one of the world's most enigmatic nations—Somalia. This captivating country,...
somalia

Somalia Country |Exploring the Rich Culture and History of Somalia

0
Introduction Somalia CountryGeographical and Historical OverviewCulture and TraditionsEconomy and TradeConclusion Introduction Somalia Country Somalia Country, a land of captivating beauty and a storied history, beckons the...

Prime Minister of Somalia Initiates Dialogue to Repair Federal-Puntland Relations

0
Somali Prime Minister Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre reiterated the enduring cordiality between the federal government and the Puntland regional state, despite the recent...
The Rise of City-States